(Sawirro) Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Galmudug oo mar kale xilkaas isku soo taagay

Guddiga farsamada doorashada Galmudug ayaa maanta shahaadada musharaxnimada gudoonsiiyey Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey. Musharaxa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Galmudug ayaa markii labaad u taagan xilkan, isagoo ku-xigeeno u ahaa Madaxweyneyaashii soo maray maamulkaas ee kala ahaa C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf). Carabey ayaa lagu xusuustaa inuu qeyb … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Galmudug oo mar kale xilkaas isku soo taagay